marsanews.com
Saylici Oo Dhiggiisa Imaaraadka u Fidiyay Marti-qaad Uu Ku Iman Doono Somaliland
September 26, 2019 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo safar ku jooga dalka Isku Tagga Imaaraadka Carabta, ayaa la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka, ahna Maamulaha Dubai, Sheikh Juma Bin Ahmed Al-Makhtoum.

Qoraal kooban oo Madaxweyne ku-xigeenku ku baahiyey barta uu ku leeyahay Twitter-ka ayuu ku sheegay inuu Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka, ahna Maamulaha Dubai uu la yeeshay kulan Midho-dhal ah, muddadii ay wada joogeena ay ka wada-hadleen Fursadaha Maalgeshi ee Imaaraadka Carabta uga banaan, sida Tamarta, Beeraha iyo Kalluumaysiga.

Mudane Saylici waxa kale oo uu qoraalkiisa ku sheegay inuu dhiggiisa Imaaraadka ku marti-qaaday Somaliland, si uu Mustaqalka dhow u soo booqdo, si kor loogu qaado xidhiidhka labada Dal.

Kulanka waxa Madaxweyne ku-xigeenka ku wehelinayey Wakiilka Somaliland ee Imaaraadka Md. Muniir Abu Site.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews