Sadexda Xisbi Qaran Ee JSL Oo Goob Joog Ka Ahaa Munaasibad Lagu Midaynayo Qurba Joogta Reer S/land Oo Lagu Qabtay London.
November 3, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Munaasib Balaadhan Oo Lagu Mideeynayo Awooda Qurbajooga Si meesha looga saaro Xanaftii Ka Dhalatey Dorashooyinkii Madaxtinimada Somaliland ee dabayaaqadii 2017-ka ka qabsoontay dalka, taas oo ka tagtay kala qaybsani bulshada dhexdeeda ah.