Shabakada Marsanews Waxay Hambalyo Diiran Hawada u Marinaysa Meherka Maxamed Cumar X C/lahi Iyo Marwadiisa Hibaaq Farxaan Ismaacil
July 26, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Maamulka iyo hawl-wadeenada shabakada wararka ee caalamiga ah marsanews.com, waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinaysa Meherka lamaanaha Maxamed Cumar Xaaji Cabilaahi Iyo Marwadiisa Hibaaq Farxaan Ismaaciil, oo shalay ka dhacay Hotel Crown ee magaalada hargaysa
Meherka lamaanahan ku soo biiray nolosha qoysnimo ayaanu leenahay noqda kuwii lagu badhaadho ee guurkoodu noqdo guri rays qaboow.
Guurkii lagu nastee lagu nagaadee wada jiree nabad gala allahayow idinka yeel.
Markale ayaanu leenahay hambalyo lamaanaha maxamed iyo hibaaq oo aanu ugu ducaynayno ubad khayr qaba wiil iyo caano nabad iyo caano.