marsanews.com
Shabakada Wararka Ee MarsaMedia Group Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin Hawada u Marinaysa Meherka Lamaanaha Saakhir Iyo Nimco
January 21, 2018 - Written by editor marsan

Hambalyo Meher wacan Shaakir sakeriye xasan iyo Nimco cali oo meherkoodu ka dhacay cariga maraykanka gaar ahaan gobolka seattle washiton

Image may contain: 2 people, people smiling, beard, closeup and indoor

Hargaisa:(Marsanews) Dhamaan maamulka iyo hawl-wadeenada Marsamedia group waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan lamaanaha Shaakir sakeriye xasan iyo Nimco cali oo meherkoodo ka dhacay cariga maraykanka gaar ahaan gobolka Seattle Washiton 20/01/2018

Waxaanum leenahay lamaanahan ku soo biiray nololsha cusub ee qoysnimada noqda kuwii isku waara bashbash iyo barwaaqo kala hela.

Markale ayaanu leenahay noqda reer kii lagu nastee lagu nagaado wada jiree nabad gala allahayow idinka yeel, Hablyo hambalyo.

Labadii kalgacal dhaba

ku gardaadshay samahee

gayaankooda oo idil

gaar iskala soo baxay

labadii is garatee

dhiska nolosha guudnimo

ku yagleelay garashada

guule mahadii weeyee

geestiina nolol wacan

iyo guri rays qabawoo

farxad lagu gadaamay

gabi noo ahaataye

Image may contain: 2 people, people smiling, selfie and closeup

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews