marsanews.com
Shabakada wararka Ee Marsanews Waxay Bogaadin Hawada u Marinaysaa Macaamiisheda Daah-furka Shabakadan
July 25, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Shabakada wararka ee caalamiga ah MARSANEWS.COM. waxay dhamaan macaamiisheeda hawada u marinaysa hambalyo iyo bogaadin yagleelka mareegtan cusub ee marsanews oo saacadan hawada si toosa u soo gashay isla markaana aad kala kulmi doontaan warar sugan, faalooyin ka turjumaya wadciga siyaasiga ah ee dalku marayo, iyo waliba falanqaynta habdhaqanka siyaasiyiinta umada qaldaya ee danahooda ku fushanaya oo ay tooshka daba sidan doonto.

Shabakadan wararka oo maamulkeeda iyo qoraageedu hore wararka idiinka soo tabin jiray kaahnews.com waxa uu haatan heegan idiinku jiraa inuu marsanews.com si toosa oo joogto ah idiinka haqab-tiri doono tiyoo aad kala socon doontaan cinwaanka ah MARSANEWS.COM

Maamulka shabakadu waxa uu dhamaan macaamiishii ku xidhnayd ee hore kala socon jirtay kaahnews idin leeyahay marsanews waxa ay sidii caadada ahayd idiin ku hawlan tahay dhamaan adeegyadii ay soo tabin jirtay oo dhan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews