marsanews.com
Shabakada Wararka Ee Marsanews Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin Hawada u Marinaysa Meherka Mubaarik Cismaan Saban Iyo Ayaan Cumar Daarood
October 27, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Shabakada wararka ee marsamedia waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinaysaa meherka Mubaarig Cismaan Saban iyo Ayaan Cumar Daarood oo meherkoodu ka dhacay magaalada hargaysa.

Waxaanu leenahay noqda reerkii lagu nagaado ee wada jiree nabad gala.

Lamaanaha maanta ku soo biiray nolosha qoysnimo ee Mubaarik cismaan saban iyo ayaan cumar daarood ayaa markale shabakadu ay bogaadinaysaa lamaanahan wadaaga nolsha rabi isugu daray.

Waxa shabakada marsamedia ay si farxad iyo kalgacalba ku dheehan tahay ay ugala qayb qaadanaysaa munaasibada meherka lamaanahan oo ay leedahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Dhamaan hawl-wadeenada shabakada caalamiga ah ee wararka marsamedia ay u dirayaan duco aan la soo koobi karin qoyska cusub ee maanta meherkoodu ka qabsoomay magaalada hargaysa Mubaarik cismaan saban iyo marwadiisa ayaan cumar daarood oo ay leeyihiin Ladnaan ku waara.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews