marsanews.com
Shirqoolkii Dhagaraysnaa Ee Haayada IOM Ay Hargaysa Ka Dhex-waday Oo Faashil Ku Danbeeyay
September 19, 2019 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Hay’ada Iom oo Ka mida Haayadaha Ka hawlgala gudaha dalka Somaliland ayaa tababar ay soo agaasintay oo lagu sheegay (Somalia joint intiative returnees) Oo Macnaheedu yahay Somalia oo si wadajir ah dib loogu soo celinayo kusoo bandhigay documentiyo cadayna in khariirada Somaliland iyo Somalia ay yihiin hal dal oo kaliya islamarkaana aaney jirin habayaraatee xuduud iyo meel u dhaxaysa oo kala qaybsi labada dal, waxaana sidoo kale aan hal meel lagu arkin bushqadaha waraaqaha ah ee ay bulshada u qaybiyeen meel ay kusoo qaadeen ama ay kagaga qoran tahay Jamhuuriyada  Somaliland.

Tababarkan oo ay ugu talogaleen inay ku ku qabtaan gudaha caasimada hargeisa oo ay kasoo qaybgaleen dadweyne tiro badan ayaa hal mar ka biyo diiday qorshahan dhegaraysan ee ay waday hay’ada Iom, taas oo amakaag ku noqotay shacabkii ku sugnaa madasha hotelka maansoor iyo xubno ka socoday Hay’ada Qaxootiga u qaabilsan Somaliland, waxaana intaasi kadib qaar kamida dadweynaha reer Somaliland ee loo qaybiyey documentiyada oo arrintaasi aad u cadho galisay ayaa suxufiyiin usoo bandhigeen sida wax u dhaceen iyo waraaqaha loo qaybiyey.

Documentiyadaasi oo Cadeynaya in habayaraatee aaney jirin qoraalka meel lagaga sheegay Somaliland iyo khariidada dalka jamhuuriyada Somaliland oo lagu daray Somalia.

Dhacdadaasi kadib waxaa talaabo Lagu joojinayo Tababarka iyo shirkaasiba qaaday haayada Barakacayaasha iyo Qaxootiga Somaliland oo aan habayaraatee wax lagala socodsiiyey jirin.

Gudoomiyaha Hay’ada Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Oo laga Waraystay Arrintaasi Ayaa Yidhi Sidan.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews