marsanews.com
Siyaasi Cabdi Cawil’ Oo Ka Hadlay Arintii Cabashada Ganacsatada Dekeda Berbera Wax Kala Soo Degta
August 18, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Siyaasi cabdi cawail agaasimhii guud ee hore wasaarada kaluumaysiga ahna siyaasi ka tirsan xusbiga talada dalka haya ee kulmiye ayaa barta uu ku leeyahay shabakada xidhiidhka bulshada ee facebook soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo cabashadii ganacsatada ka cabanaysay maamulka dekeda berbera ayaa qoraalkiisa ku bilaabay sidan.

Bismilaah… waxa aan aad iyo aad ulla yaabay maanta waxa la yidhi ganacsatadii cabashada dhabta ah ka keenay dekeda berbera ayaa madaxtooyada lagaula shiray waxa soo hor fadhiistay 4 qof oo isku reer ah. .sacad ali shire wasiirka khaarajiga. Wasiirka ganacsiga cumar shacayb..wasiir xigeenka madaxtooyada..cali dhegoole. Ibrahim talaabo.oo la iigu sheegay xidhiidhiyaha.DPW iyo dowlada oo ay dhowaan xidideen cali dhegoole..waxa iyana aan meesha ka maqnayn qolooyin lagu sheegay ganacsto balse aan marsada berbera waxana kala soo degin waxana ka dhoofin oo ay ka midyihiin…muuse dalab. Jamac birqaab..xiis saleebaan.taasi oo aanay ka soo qayb gelin.samsam abdi aadan maxamuud xaashi balse beri oo jimce ah gelinka danbe loo balamay…idinkaan idiin daayey faalada waa inoo xaraf restaurant iyo sabtida iyo shirkii jaraayid, I’d iyo cadaymii dhagartii laga galay saaxil.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews