marsanews.com
Siyaasi farxaan maxamed cumar’ Iyo Qormada Laa Xirsi Walaa Xaashi
August 1, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Siyaasi farxaan maxamed cumar oo ka mida aasaasayaashii xusbiga kulmiye haatana ah mid ka mida xilibaanada u ordidoona doorashadagolaha baarlamaanka ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyay shabakada wararka ee Marsanews.com uu u dhignaa sidan.

Waa Qaar ka mida madaxdii soo martay Beelwaynta H/J Qarnigii Tegay iyo Qarnigan aynu ku jiro oo dhamaantood ka soo wada jeeda mid ka mida sadaexda beelood ee walaalaha ah kuna bahoobay magaca layidhaado habar jeclo oo kala ah Muse Sheekh Isxaaq, Mohamed sheekh Isxaaq,(cimran),iyo Ibrahim Sheekh Isxaaq {sanbuur) hadaba madaxdan oo ay ka maqan yihiin axmed xaaji ducaale iyo axmed xasan muuse,Ahmed Ali Faarah oo aan runtii ka hayn wax sawiro ah waxay kala yihiin Maykal Maryama,Ismail Ali Abokor,Ahmed Mohamed Mahamoud(silaanyo) Saleeban mahamoud Adan (S.gaal) Ahmed Ismail(Duqsi) mohmaed kahin ahmed Waxay dhamaantood ka soo jeedaan beesha (Muuse Sheekh Isxaaq), markay sidaa tahay waxaan leeyahay inamada yar yar ee yaac yaacaya ee ku dabaal bartay Madaxwayne ahmed silanyo agtiisa isla markaasna jinka madaxnimada la yidhaahdaa galay adeer waxaad ogaataan inay inaga xidhantahay tartan iyo xil madaxwayne ilaa inatay fuflayaan SANBUUR IYO CIMRAAN oo iminka diyaara siyaasiyiin bisilna soo carbiyay kuwaas baynu dhisaynaa ee la socda mohamed kaahin ahmed na waa ogolyahay oo waa odoygoodii sidaa ula socda Laa xaashi walaa xirsi Yaa ciyaal cagaha dhigta oo yar gaamura khibradna yeesha ilayn intan aad oday axmed silaanyo la shaqayseen reer ku doojinkarimaysaane.

Image may contain: 2 people, text
Image may contain: 3 people, people smiling, textImage may contain: 2 people, people smilingImage may contain: 1 person, closeup and text
Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews