Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinaca Warbaahinta Ah
September 20, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta jsl maxamed muuse diiriye iyo saraalkiil ka tirsan wasaarada oo maalmihii udnbeeyay safar shaqo ku joogay caasimada dalka itoobiya ee Adisababa ayaa heshiis ku saabsan iskaashiga horumarinta warbaahin la sexeexday mareeyaha wakaalada warbaahinta dalka itoobiya.