Somaliland Oo Dib u Celisay Markab Siday Raashin Iyo Sababta Talaabadaasi Dhalisay
December 28, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xukuumada somaliland ayaa dib u celisay markab siday raashin oo ka yimid wadanka masar, isu-duwaha haayada dhawrista tayada ee gobolka saaxil Sahal Cali Warsame ayaa ka warbixiyay sababta markabkaasi loo celiyay.