marsanews.com
Somaliland Waxay Noqonaysa Waxay Ciidamadeedu Yihiin” Qoraa Degmo Bouh
May 19, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews)Wakhtigan aynu ku jirno oo ah 27 guuradii ka so Wareegtay maalintii Somaliland dib ula so noqotay Madax-banaanideedii ay lumisay 1960 ayaa ah MALIN QIIMO WAYN ugu fadhida QARANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND ahna maalintii dhidibada LOO TAAGAY qarankeda dawladnimadeda midnimadeda.

Si kastaba ha ahaatee malinta aya waxay ku so beegbaysa xili la sii qadimay xafladihi iyo dabaal degyadi lo samayni maalintani 3 cisho ka hor marka laga reebok fasaxyadi shaqaluhu gali jiren 18-19 MAY oo iyagu manta bilowday Halka bisha barakaysan ee ramadana ay gashay maalintedi labad Isla markana uu dagal kaga socdo xududa ay la wadagto mamulka somalia Halkas o dagaalo ku dhex maren ciidamada labada dhinac maalmihi an ka so gudubnay hadana u egtahay in xaaladu degantahay in kasta o labada ciidan is hor fadhiyo lana filan karo saacad kasta in dagalku dib ka qarxo.

27 guurada qaranka somaliland ayaa imanaysa Xili dalku ka so baxay bilo ka hor dorashoyinka madaxtinimada dalka halkas oo loolan adag ka dib lagu cumaamaday Madaxwaynihi shanad ee ay yelato somaliland hogamina doona dalka 5ta sano ee so socda insha allah JAMHURIYADA SOMALILAND oo buuxisay shurudaha iyo astamihi qaran yeelan lahaa  raadinaysayna mudo ka badan rubuc qarni aqoonsi caalamiya oo ay ka hesho beesha caalamka wayne biixi iyo xukumadisa ayaa laga filaya inay dardar galiyan hawlihi ICTIRAF radinta Xuska malintan awged waxan hambalyo aan la so koobi karayn Udiraynaa dhaman shacabka somaliland iyo ciidanka qaranka somaliland meelkasto ay jogan iyagiyo xasaskoda, carurtoda iyo familkoda Gaar ahaan ciidanka jooga Jiida hore ee naftoda u huraya xor nimadayada madax baninadayada Nabad galyadayada sharaftayada iyo inan kalsoni ku seexno Abaalkiina ma gudi karno Cisi iyo sharaf ku noolada geesiyal Wanu idin garab taagnahay hadanuhu qaybaha kala duwan ee bulshada iyo Dawladaba anago gacmaha is haysana ayaan hoo iyo hiilba idinla ag jognaa Geesiyada soo ma jeestayaasha Cadowginma ciiil baxo

Qalinki Degmo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews