Taariikhda Maalinta Boqran Ee 18may
June 13, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Maalinta qaranimada madax-banaanida somaliland oo ah 18may ayaa dhamaan shacbiga reer somaliland gudo iyo dibadba ugu dabaal-degaan dib ula soo noqoshadii madax-banaanidooda