marsanews.com
Tacsi: Shabakada Wararka Marsanews Waxay Tacsi-yaynaysa Mujaahid Xasan Guure Jaamac Oo Goordhawayd Xaqii Alle Ku Yimid
May 16, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Inaalilaahi wa inaailayhi raajucuun, waxa goordhawayd xaqii alle ku yimid Mujaahid Xsana Guure Jaamac, Mujaahid Xsan Guure Jaamac Oo Ku geeriyooday Magaalada Hargaysa.

Shabakada wararka ee Marsanews.com. waxa tacsi tiiraanyo leh u diraysa ehelkii qaraabadii iyo dhamaan shacbiga reer somaliland ee uu ka baxay marxuumku.

Mujaahid Xsan Guure Jaamac oo ka mid ahaa saraakiishii SNM, Ee halgankii dibuxorynta dalka doorka wayn ka soo qaatay, ayaa caawa ku geeriyooday magaalada hargaysa.

Marxuumka oo saacado ka hor xaqu ku yimid dib ayaanu idiinku soo gudbin doonaa, taariikh nololeedkiisa oo dhamaystiran, waxa aanu elle uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo dhamaan bulshada reer somaliland gaar ahaan ehelkiisiina samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews