marsanews.com
Tacsi: Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh u Diraynaa Dhamaan Reer Cabdi Xariir Oo Maanta Uu Ka Baxay Aabo Cabdi Xariir Cali Oo Xaqii Alle Ku Yimid
October 7, 2019 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee waxa maanta duhurkii xaqii alle ku yimid marxuum Cabdi Xariir Cali oo ahaa mid ka mida odayaashii reer hargaysa.

Marxuumka waxa tacsi tiiraanyo leh u diraya Asxaabka kala ah:

  1. Maxamed Warsame Cali
  2. Axmed Cumar C/lahi (Xamarje)
  3. Oday Cismaan (Karash)
  4. Xildhibaan Bashiir Tukaale
  5. Cabdirisaaq Sheekh Maxamed Axmed
  6. Rashiid Jaamaca Dhari
  7. Kayse Cabdi Cali wayd
  8. Axmed Cilmi Bare
  9. Cabdifataax Cali C/lahi iyo
  10. Cabdiwahaab
  11. Awaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi qays)

Dhamaan Asxaabtaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer Cabdi Xariir, gaar ahaan Bashiir Cabdi Xariir, Wasiir ku xigeenkii hore ee ganacsiga xukuumadii madaxwayne silanyo, iyo waliba ehelkii qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Aabo Cabdi Xariir Cali, oo maanta xaqii alle ku yimid, waxaanay marxuumka ilaahay uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo oo janadii fardawsa ku casuumo. Anaguna Aamiin Ayaanu Leenahay Ilaahayow marxuumka janatul fardawsa ka waraabi

Inaalilaahi wa inaailayhi raajucuun.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews