marsanews.com
Taiwan Oo S/land Hab Casri Ah Kaga Taageeraysa Caafimaadka
January 9, 2021 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Xukuumaddaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taiwan ayaa bilaabay qorshe lagu midaynaayo Caasimadaha labada dal ee Hargeysa iyo Taipel.

Danjiraha Somaliland u jooga dalka Taiwan, Maxamed Haggi oo shalay kulan la qaatay Duqa (Mayor) Magaalo Madaxda Taipei, Dr Ko Wen-je waxa uu maanta Taipei City Hall ayey Labada dhinac ka wada hadleen sidii Dawladaha Hoose ee Hargeysa iyo Taipei ay u wada shaqayn lahaayeen mustaqbalka dhow.

Kaasi oo kor u sii qaadaya xidhiidhka Saaxiibtnimo ee ka dhexeeya labada Dawladdood.

Dhinaca kale Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Taywaan, Amb Maxamed Hagi, Madaxa Cisbitaaalka Taipei Medical University Hospital Dr. Jeng Fong Chiou (Superintendent), Dr. Po-Li Wei (Vice superintendent) iyo Prof. Chia-Kwung Fan ayaa ka wada-hadlay sidii Somaliland iyo Taiwan ay uga wada shaqayn lahaayeen dhismaha nidaamka cusub oo caafimaad kaasi oo casri ah islamarkaana ay yeelan doonto Somaliland mustaqbalka dhow.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews