Taiwan Oo Sheegtay Inay Soo Dhawaynayso Xidhiidhka Somaliland iyo Kenya
December 16, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Safiirka wadanka taiwan u jooga somaliland ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin xidhiidhka dublamaasiyadeed ee somaliland iyo kenya sidoo kalena ay hambalyaynayaan safarkii madaxwayne biixi ee kenya.