Taliyihii Ciidanka Bilayska Jamuuriyada Somaliland Oo Goor-dhawayd Xaqii Ku Yimid
November 1, 2019 - Written by editor marsan
Marxuun fadal oo xilal kala duwan ka soo qabtay ciidamada bilayska somaliland ayaa haatan ahaa jananka bilayska.
Marxuumka waxaan ka tacsiyadaynaynaa ehelkii qoyskii iyo qaranka somaliland ee uu ka baxay in ilaahay samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo, isagana naxariistii jano ka waraabiyo.