marsanews.com
Telifishanka Eryal” Buun-buuninta Taariikh Nololeedka Togan Ee Xirsi Oo Ay Ka Madhantay Taariikdiisi Taban + Waraysiga Anigu Ku Badanyay Oo Markale SNM nimo Ku Sheeganyo
August 20, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Bandhiga iyo buun-buuninta taariikh nololeedka xirsi ee War-baahiyaha Eryal Tv uu ka tabiyay xirsi oo noqonaya mid si gaara u tilmaaman, markaad eegto habka iyo nidaamka uu wariyuhu u soo tabiyay ama u akhriyay sooyaalka taariikheed ee xirsi waxa ku jiray meelaha qaar mugdi sida Sheegashada ka mid noqoshadii dhalin yaradii halganka hubaysan kala hor timid rijiimkii cadawgii siyaad bare ee ahayd ururukii SNM taasi meelo hore oo badan ama fagaarayaal uu ka sheegay xirsi ayaa jirta isagoo waliba hadalkiisa ay ka mid ahayd Inuu KAARE JIIDHAY’ isla markaana uu isagoo miyir la, laga soo qaaday meeshii oo sanka dhiig ka da’ayo, taas oo ilmaha sabiga ah ama qofkasta oo garaad lihi ba garanayaan in qof kaare jiidhay meel nool laga arkayn, markaa halkaa iyada waxba lagu raagi maayo oo muuqalka kaaraha iyo waxuu jiidho ayaan cabaar idin daawadsiinaynaa sida uu kaaruhu silsiladiisu u gasho waxii ay jiidho.
Halkan aan ka yara Daawano kaarihu siduu wax u galo

Hadaba hadii aan kaaraha xirsi yidhi wuu i jiidhay ee uu daliilka uga dhiganayay ka mid ahaan shaha SNM, Iyada intaa ku dhaafno oo u soo noqono lafa gurka sooyaalkiisa taariikheed ee ay telifishankan Eryal dabada u qabteen amaanta iyo hogaaminta togan ee ay ku galadeen xirsi.

Waxaan odhan karnaa xirsi marka ay leeyihiin waa siyaasiga ugu saamaynta badan somaliland Hal mid ayaa xirsi aqoontiisa bulsho markaad eegto ay ku timid taasi oo ahayd in hogaamintii talada dalka ay si sahlan gacantiisa u soo gashay kadib markuu madaxwayne silaanyo ka helay jaanisyo siyaasiya oo haduu inuun siyaasad wax ka garanayo xirsi uu meel sare ku gaadhi lahaa, Waxaan odhan karnaa waa inan nasiib lahaa balse aan garanin jaanisyadii la soo darsay haatana, waxa kaliya ee galad u ah ama uu ku soo galay saaxada siyaasadu ahay tahay mid hab qabaliya ku timid oo awoodihii uu lahaa ee adeerkii madaxwayne silanyo siiyay ay noqdeen kuwo uu ku noqday xirsiga bulshadu taqaan ee hogaamiyenimada xusbiga waddani na u goysay.

Hadaad yara dul istaagno suaasha in badan soo noqnoqota ee dhismaha wadada ceerigaabo ee waraysigana lagu waydiiyay isla markaana uu ku sheegay wax qabadka wadadaa inuu madaxwayne silanyo lahaa isna isku ladhay balse kulmiye ka daadafeeyay, taasi waxay kuu muujinaysa ogaal la’aanta ka haysata madaxwayne silanyo iyo siyaasadiisi kulmiye oo ahayd mid barnaamujkii xisbigu uu ku soo galay doorashada ay ka mid ahayd wadada ceerigaabo dhismaheedu oo markasta wax-qabadka xusbiga kulmiye aan meelna looga dhaafi karin, hadaba waxa layaable waxa uu xirsi yidhi madaxwaynaha ayaa dhisay oo taariikhda u galaysaa waa run balse madaxwayne silanyo waa kuma halkuuse ka noqday madaxwayne siduu se ku yimid xilka hogaamineed ee dalka? waa jawaab fudud oo madaxwayne silanyo iyo inta siyaasada u ehelka ah ama garaad togan wax ku cabiri kartaaba garanayso taas oo ah in madaxwayne silanyo uu ahaa musharaxii xusbiga kulmiye isla markaana ku guulaystay doorashadii madaxwayne nimo kadibna hirgaliyay barnaamujkii xisbiga balse xirsi dee aanu xiligaa waxba kala socon siyaasada xisbiga kulmiye, laakiin uu kaliya ka soo galay daaqada qabaliga ah markii madaxwayne silanyo noqday madaxwaynaha halkaasna ay uga bilaaban tay markaana uu u haysto inuu madaxwaynuhu u diray dariiqa ceerigaabo kaliya intaasa isaga uga bilaaban mana laha meel uu u dhaafin karo.

LA SOCO QAYBTA DANBE EE LAFA GURKA WARAYSIGA IYO BUUN-BUUNINTA XIRSI EE ERYAL TV

Wrettin by cheif editor C/risaaq maxamed axmed

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews