marsanews.com
Ururka Ololaha Doorashada Kulmiye Ee Himilo 2017 Oo Ku Guda Jira Hawlo Baaxadle
August 3, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Ururka ololaha doorashada ee Himilo 2017 findland oo ku guda jira gudashada waajibaadka ururka loo aasaasay ka midha dhalintiisa.

ururkan oo ah mid u taagan ka qayb-qaadashada ololaha doorashada ee xisbiga kulmiye ayaa ah mid ay ku bahoobeen aqoon-yahano, xilibaano ka tirsan dalkaas iyo indheer garad gabi ahaantoodba u heelan sidii ay uga qayb-qaadan lahaayeen kaalinta kaga aadan waxqabadka ololaha doorashada fooda inagu soo haysa.

ururkan oo isagu siduu sheegay iskii ugu tabarucaya kulmiye dhaqaale cudud iyo waliba muruqooda oo ay kaga qayb-qaadan doonan wacyigalinta guubaabada iyo dhamaan hawlaha u baahan in la badhitaaro oo idil.

ururkan oo la mida ururo dhawra oo xusbiga ay leeyihiin shaqo wadaag maadamo ay aasaaseen xubno ka mida bahwaynta kulmiye waxa uu xidhiidho togan la leeyahay guud ahaan ba xarunta xusbiga oo dhaqdhaqaaqyadooda si toosa ula socota isla markaana sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ururkani inay wakhtiyad dhaw dalka soo booqanayaan kana mid noqonayaan shaqsiyaadka ka qayb qaadan doona kaalmaha laxaadka leh ee ololaha doorashada iyagoo ku niyadsan inuuu xusbigu guul ka gaadhi doono doorashooyinka soo socda.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews