marsanews.com
Waa Kuma Cabdirashiid Riyo-raac Xubinta Komishanka Ee Xisbiga Waddani Ka Qayliyay
October 19, 2019 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) C/rashiid Riyo-raac Waa siyaasi wax badan geliyey qaranka, waa mid ka mid ah aasaasayaashi Ururkii Umada kana mid noqday hogaankii sare ee Ururka.

Kadib markii ururku dhacay wuxu ku biiray Xisbiga Wadani oo uu tacab badan geliyay, wuxu ka mid noqday Gudida Fulinta Xisbiga ahna Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga Wadani, wuxu noqday tiirarka ama baalasha uu ku duulo Xisbigu. Ugu danbayn C/rashiid iyo xubno uu ka mid aha way iska casileen Xisbiga, muddo kadib waxa loo magacaabay Wasiirudawlaha Xanaanada Xoolaha.

ENG. C/rashiid Riyoraac Xisbiga keliya ee uu kamidnoqday golihiisa dhexe, fulinta kana noqday xoghayaha Qorshaynta waa XISBIGA WADDANI, Xisbiga kulmiye wuxuu ka qaybgalay bishii ololiha ee doorashadda oo uu kushaqaynayey amar madaxweyne sida sharciga xisbiga kulmiye dhigayo dhamaan wasiiradda iyo badhasaabadda waxaa ku waajiba in ay ka qayb noqdaan ololaha xisbiga intay xilka hayaan.

Hadaba waxay u muuqataa in diidmada Xisbiga Wadani aanay ahayn Riyoraac diid balse ay u muuqato in aanu diyaar u ahayn doorasho Xisbiga Wadani.

Waxaan halkan idinkula wadaagayaa C/rashiid oo u ololaynaya Ururka Umada kuna sugan Degmada Oodwayne.

Xigasho Waaberinews

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews