marsanews.com
Waa Kuma Maareeyaha Cusub Ee Haamaha Shidaalka Berbera Loo Magacaabay
August 17, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Aqoonyahan Xassan Axmed Ibrahim Xawar oo ku magac-dheer (Ambassi) wuxu ku dhashay 1954 degmada Faraweyne yarantisii wuxuu ka bilaabay Waxbarashada hoose magaalada Hargeisa 1970 wuxuu u wareegay magaalada Muqdisho, halkaas oo uu waxbarashadisii jaamacaded ku qaattay jaamacaddii Lafoole  bachelor Degree of Education iyo Master of Education waxa kaloo uu qattay master Maamulka iyo maareynta ah.

1993kii  waxa loo magacaabay maamulaha Kastamka Berbera, Xiligii xukumaddii (Cigaal) ka dib wuxuu maamule ka noqday hayadaha samafalka ee ay ka mid yihiin Health Unlimited, ODA, iyo African Educaton Trust halkaas oo uu ka shaqaynayay labatankii Sano ee u danbeeyay, waxa kaloo qaab xidhiidhin (Liason office) u samayn jiray Waddanka Ingiriiska iyo Somaliland Muddo dheer.

Xassan Ambassy waxa lagu yaqaannaa Daacadnimo, karti iyo Deganaansho waana shakhsi ku fiican Cibaadada leexleexadka iyo Musuqa aad ayuu u necebyahay.

Xassan Ambassi wuxuu la dhashay oo ay xagga hooyo ka walaalo yihiin Abwaanada Caanka ah ee Cismaan Aadan Xuseen (Cismaan askari) Yusuf Aadan Xuseen (Allaale) iyo Axmed Masri, allah ha u naxaiisto dhamaantoode.

Waxan Ilahay uga rajaynaynaa inuu u fududeeyo Xilkaas Culus ee uu u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland  Md, Muuse Bixi Cabdi,  Xilkaas oo ah Maareeyaha Haamaha Shidaalka BERBERA.

Qalinkii Rashiid odowaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews