marsanews.com
Waa Kuma Mahdi Cabdi Geele’ Milgaha Iyo Dhaqanka Halkay Kaga Jirtaa Jawaabta Uu Ka Bixiyay Hadalkii Faysal Cali Waraabe
June 8, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Dhaqanka iyo akhlaaqda suuban waxa ay ku faraysaa in jawaabta aad bixinaysaa ay waafaqsanaato akhlaaqiyaadka suuban ee jiritaanka shaqsinimadaada marka aad tahay qof si miyir qabta u jawaabaya oo dhibsaday waxa aad u soo kiciyay hiyigaaga, hadiise aad jawaabta aad celinayso aad ku salayso cay, afxumo iyo waxii la hal-maala waxa aad noqonaysaa shaqsiyad xaqiran oo aan lahayn jiritaan rasmiya oo waliba ka aradan akhlaaqiyaadkii suubanaa ee iinsanka lagula noolaanayay.

Hadaba hadii aan u soo noqono jawaabihii cayda iyo xumaanta wehelka u ahaa oo aan odhan ba karto waa kuwo aan istaahilin xusidooda balse kaliya aan qormadan uga go’leenahay iftiiminta shaqsiyada Mahdi Cabdi Geele, Halka uu nolosha kaga jiro iyo sida aanu u mudnayn in wakhti la galiyo.

Mahdi Cabdi Geele la yaab kuma laha jawaabaha cayda ah ee dhaqanka ka aradan waayo isaga ayaa Leh dhamaan astaamaha uu ku sifaynayay gudoomiyaha Ucid, waayo waa shaqsi saacad kasta garaadkiisu aanu ku jirin xaaladaha caadiga ah ee iinsaanku ku sugan yihiin islamarkaana nolosha kaga jira meel aan wax lagu masaalaba jirin, waxa kale oo xusid mudan inuu yahay shaqsiga aaskii walaalkii diiday inuu ka soo qaybgalo isagoo sida la sheegay ku geeriyooday mudo hore hargaysa kadibna uu yidhi halka uu ku geeriyooday ee lagu aasayo ayaa meel xun ah oo ka qaybgali maayo tagina maayo.

Shaqsiga halkaa nolosha ka taagan maaha mid mudan in fiiro loo yeesho mana gayo in wakhti badan la galiyo waxase ay ka maarmi wayday in bulshada inta aan aqoon aanu tooshka ugu yara qabano qofka uu yahay kana xusno naca ku jiraa heerka uu gaadhsiisan yahay islamarkaaana yahay shaqsigaa ay yartahay ba inta uu miyirkiisu caadiga yahay markaa intaa qalinku u sii dhaafi maayo oo tusmada shaqsiyadiisa ayaa noqonaysa mid qalinku ba hakad galayo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews