marsanews.com
Waa Maxay Shuruucda iyo Xeerarka Xusbiga Kulmiye Uu Dhigaya Hadii Laamaha Qurbaha Ee Xusbigu Ay Noqdaan Khilaaf u Joog Sida Qaarkood Haatan Yihiin
July 25, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Xusbiga kulmiye wadamada qurbaha badidooda ku leh laamo ka tirsan xusbiga kulmiye oo leh maamul hogaamiya taageerayaasha xusbiga ee dalalkaa kala duwan ee qurbaha isla markaana laankasta oo ka mida laamaha xusbiga kulmiye ee qurbuhu tahay mid ay ku waajib tahay inay yeelato haykal maamul oo ka kooban hogaankii oo ka mida ah gudida fulinta ee laanta sidoo kalena leh gole dhex oo sidaa ay qaab-dhismeedka laantu ku tahay mid hanaan keeda maamul u dhamaystiran yahay.

 

Badi laamaha qurbaha ee xusbiga kulmiye waa kuwo si quman u hawlgala oo sidii loogu talagalay u shaqeeya wallaw ay jiraan laamaha qaar noqday hoyga khilaafka sida north america iyo findland oo kale oo iyaga aad moodo inay hogaamiyayaashoodu ka dhaw la yihiin in shaqada lagu qabto wada jir talo-wadaag iyo isqancin xusbiga kulmiye ku caan yahay balse taasi ay tahay mid aan hogaamiyayaasha laamaha uba muuqan.

Hadaba waxa suaal ka taagan tahay waa maxay xeerarka iyo shuruucda laamaha qurbaha kulmiye ee hogaanka guud ee xusbigu u dajiyeen?

Laamaha qurbuhu waa inay iyagu dhexdooda iska doortan mudo cayiman oo ay hanaan iyo hab-maamul oo togan yeeshan isla markaana buuxshan shuruudaha u yaal oo ah inay yeeshan gudi fulineed iyo gole dhexe oo dooranaya gudoomiye iyo ku xigeen, xoghaye, afhayeen iyo waliba garabadii dhalin yarada iyo haweenka isla markaana mudo xileed cayiman ay yeeshan sidaana hawsha kuwada wadaan,

Marka uu yimaad khilaaf waxa xalkeeda leh oo xalinta khilaafaadka u igman gudida fulinta oo go”aamadeedu yihiin kuwo meel-mara waliba waxa go.aanka u danbeeya qaadan kara hadba xubinta xusbiga ugu saraysa ee joogta laanta dalkaas sida xubin ka mida golaha dhexe ee xusbiga. hadii mid ka mida hogaanadaa mudo xileedkoodu dhamaado waxa sharci ah in ay golaha dhexe iyo gudida fulinta oo wada jir ahi ay doortan hogaan cusub iyadoo gudida fulintu shir-gudoominayso.

Wretter by cheif editor c/risaaq maxamed axmed

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews