marsanews.com
Wafigii Musharaxiina Xusbiga Kulmiye Oo Mawjado Taageerayaal Reer Gabilay Ahi Ay Soo Dhawayn La Yaable Ku Qaabileen + Sawiro
September 5, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Waftigii Musharaxiinta Xusbiga Kulmiye ee ku sugnaa magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama oo ka soo kicitimay halkaasi ayaa maanta si aan qiyaas lahayn loogu soo dhaweeyay magaalada gabilay.

Soo dhawaynta waftigan ee magaalada gabilay ayaa ahayd mid in badan sas ku riday asxaabta mucaaridka ah gaar ahaan xusbiga waddani oo isagu ulanayay inuu halkaasi ku leeyahay qadar taageerayaal mise waxa uga soo baxday dhoola-tuskii maanta iyo gabilay quus inay ka yihiin oo gabilay ay isu muujisay halka ay cududooda taageero martay una quus goysay cid wal oo ku xisaabtamaysay.

Waftigan balaadhan ee ay hor-kacayaan labada musharax ee xisbiga kulmiye ayaa shacbi waynaha reer gabilay ay u soo galibuyeen dhankaa iyo fagaaraha khayriyada oo halka ay waftigu hadalo uga soo jeediyeen shacbiwaynaha sida quruxda badan u soo dhaweeyay.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews