Wafti Ka Socda S/land Oo Gaadhay Magaaladda Nairobi Iyo Ujeedada Safarkooda
March 6, 2020 - Written by editor marsan
Hargiesa:(Marsanews) Wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaarada horumarinta maaliyada Dr, Sacad Cali Shire ayaa gaadhay magaalo madaxda wadanka Kenya ee Nairobi.