marsanews.com
War Degdeg Ah’ Ciidanka Liyuu Bilayska Oo Dhaawacay Gudoomiye Ku Xigeenkii Wajaale
August 10, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Ciidanka Liyuu booslika ee dawlad deeganka somalida itoobiya  Ay Toogtay Gudoomiye ku xigeenkii Degmada wajaale Md, Maxmed Khader, Kaasi Oo hada ahaa ku Simaha Gudoomiyaha Wajaale Ee Dhinaca Itoobiya

Sababta toogashada  ayaa timid kadib markii uu gudoomiye xigeenku ciidanka liyuu booliska ee ku sugan halkaasi ka dalbaday inay soo wareejiyaan gaadiidkii dawlada oo ay ku jiraan cagacagafyo iyo waliba dabdamis.

Arintaasi ayaa keentay in ay ka cadhoodaan ciidamadu islamarkaana ay rasaas ku fureen gudoomiye ku xigeenka halkaasina uu dhaawac ka soo gaadhay.

Dhaawaca gudoomiye ku xigeenka ayaa cusbitaalka degmadaasi lagu dabiibayaa iyadoo aan wali la xaqiijin in ciidamadaasi wax talaabo ah oo laga qaaday ay jiraan, sidoo kalena aan la sheegin xaaladiisa caafimaad inay tahay mid halisa iyo in kaleeto.

Xaalada guud ee magaalada wajaale ayaa la soo sheegayaa inay aad u kacsan tahay kadib dhacdaasi ay ciidamada liyuu boolisku ku toogteen sarkaalkaasi degmada ka ahaa gudoomiye ku xigeenka ahaana ku sii simaha gudoomiyaha degmada ee dhaawacu so gaadhay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews