marsanews.com
War Degdeg Ah’ Dagaal Markale Ka Dhex Qarxay Ciidamada Somaliland Iyo Maleeshiyada Puntland
May 24, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Ciidamada somaliland ee jiida hore tukaraq ku sugnaa ayay saaka hiirtii hore weerar ku soo qaadeen ciidamada maleeshiyaadka puntland halkaas oo sida la sheegayo uu dagaal ka socdo.

Wararka aanu ka helayno jiida hore ee dagaalku ka socdo ayaa sheegaya in hubka culculus laysku adeegsaday islamarkaana wali uu socda tiyoo aan la sheegi karin wakhti xaadirkan xaalada dhabta ah ee dagaaladaasi.

Taniyo 15may maalintii ciidamada puntland ay soo weerareen ciidamada qaranka somaliland ee halkaasi jabka wayni ka gaadhay maleeshiyaadka puntland waxa jiray is abaabul iyo dhaqdhaqaaq rogaal celis weerar ah oo ay ciidamada somaliland heegan ugu jireen difaac wax kasta oo kaga yimaad dhankaa cadawga ayaa saaka sida lagu soo waramayo ay weerar kii hore la mida ay soo qaaday puntland islamarkaana wararka hordhaca ahi ay sheegayaan in dib loo baacsaday oo laysla durkay halkii ay ka soo dhaqaaqeen ciidamad maleeshiyada puntland na la sii dhaafiyay haatan sida aanu wararka ku helayno.

Waxii warar ka soo kordha kala soco Marsanews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews