marsanews.com
War Degdeg Ah’ Gudoomiyahii Maxkamada Ee Gobolka Sool Oo Lagu Dilay Qarax Gaadhigiisa Loogu Xidhay Xili Uu Ku Sugnaa Laascaanood
March 2, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya gobolka sool, waxa weerar qarax ku dhintay gudoomiyihii maxkamada gobolka sool ee somaliland.

Gudoomiyaha Maxkamada gobolka Sool ee Somaliland, Xasan Sheekh ayaa ku geeriyooday qarax loogu xidhay gaadhigiisa, xili uu ku sugnaa magaalo madaxda gobolka sool ee Laascaanood.

Guddoomiyaha ayaa u naf baxay dhaawac culus oo ka soo gaadhay qaraxan la sheegay in loogu xidhay gaadhigiisa, kaas oo sababtay in uu geeriyoodo dhaawacii ka soo gaadhay qaraxaasi.

Ciidamada amaanka Somaliland ayaa markiiba gaadhay goobta qaraxu ka dhacay, islamarkiiba halkaasi ka bilaabay baadhitaano ku saabsan dhacdadan ugubka ku ah somaliland.

Ilaa iyo hada ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dhinaca xukuumada oo ku saabsan qaraxaasi lala beegsaday gudoomiyaha maxakamada ee gobolka sool, sidoo kale na ma jirto cid wali sheegatay masuuliyada qaraxaasi.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews