marsanews.com
War Degdeg Ah’ Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Isugu Jira Oo Ka Dhacay Garoonka Kubada Cagta Ee Burco
March 13, 2020 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Waxa galabta garoonka kubada cagta ee burco ka dhacday rabshad ay ka dhalatay dhimashada hal Asari oo ka tirsan Ciidamada Booliska Magaalada Burco kadib rasaas ay rideen Ciidanka Booliska ee ku sugnaa garoonka Sidoo kale waxaa Dhaawaca ka soo gaadhay Taliyihii Saldhiga Aadan Saleeban kabtan Fuaad, waxa wararka na soo gaadhayaa ay sheegayaan in laba qof oo shacab ahina ay halkaa ku dhaawacmeen.

Rabshad ka dhacday Garoonka Alamzey oo uu ka socotay Ciyaartii Ugu danbaysay wareega Togdheer Cup. ee kooxaha heerka koowaad, islamrkaana ay ku sugnaayeen wasiiro ka tirsan xukuumada, ayaa marqudha ay rabshado dhex martay dadkii garoonka ku sugnaa, taasina ay keentay in ciidamada amaanka ee goobta joogay ay dadkii rasaas ku kala kaxeeyeen, islamarkaana ay rasaastaasi dhalisay khasaaraha dhimada halka askari iyo dhaawaca taliyaha saldhiga iyo waliba laba qof oo shacab ah.

Waxii war ah ee ka soo kordha kala soco marsanews.cm

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews