marsanews.com
War DegDeg Ah” Maayirka Degmada Seylac Oo Ka Badbadbaadey Isku Dey Dil
April 13, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Maayirka Degmada Seylac sacad daahir cige waxa uu sheegey in uu ka badbaadey isku dey dil ,isku deygan oo soo qaadeen laba nin.

Maayir Sacad ayaa sheegey in weerarkani salka ku hayo askari dhawaan lagu dhawaacey degmada Xariirad kaa soo labada nin ee weerarka soo qaadey ay walaloyihin, Askarigan oo dhawiciisa lagu dabiibayo cusbitalka magaalada Boorama

Waxana uu maayirka magaalada seylac Sacad Daahir Cige  sheegey in falkaasi cidii ka dambeysey uu gaadhsiiyey xukuumada soomaliland hadey tahey maamulada gobolada Awdal iyo Salal .

Sidoo kale waxa uu carabka ku dhuftey in xukuumadu wax ka qabato raga weerarka ku soo qaadey .

Falkan lagula kacey maayirka Degmada Seylac waxa uu ugub ku yahey gobolada galbeedka, kaa soo bulshada isweydiinayaan hadii talaabooyinka sii socdaan in nabadgalyadu wiiqmi karto.

Source Waabernews

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews