marsanews.com
War Degdeg Ah’ Madaxwaynihii Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Xilkii Iska Casilay Iyo Madaxwayne Cusub Oo La Doortay
August 6, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Wararka Naga Soo Gaadhaya Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia Xaruntiisa Jigjiga Ayaa Sheegaya in Goor dhaweyd uu xilkii uu Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia ka hayay iska casilay Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, waxaana fadhi ay isugu yimaadeen  Gudiga Fulinta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay u Magacaabeen Xilka Madaxeynaha Cusub ee Dawlad Deeganka Soomalida itoobiya Axmed Cabdi Maxamed.

arrintan ayaa ka danbaysay ka dib markii Xukuumada Federaalka Ethiopia ay culays xoog leh ku saartay Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar in uu xilkaasi ka dego.

Waxaana Saacadihii u Danbeeyey Gacan Ku haynta Amaanka Magaalada Jigjiga La Wareegay Ciidamada Federaalka ee Dawlada Ethiopia oo Maalintii Shalay Dib Uga Baxay Kadib Markii doraad ay Ka Dhaceen Rabshado Sababay Dhimashada Dad Rayid ah oo Ku Dhow Ilaa Tobaneeyo Qof

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews