War degdeg Ah” Masuul Ka Mida Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Goor-dhawayd Iscasilay
April 12, 2018 - Written by editor marsan
Sida Sawirka Ka Muuqata waa Agaasimaha oo shaaciyay inuu xilkii uu qaranka u hayay iskacasilay lamana garanayo ilaa hada xaqiiqada dhabta ah maadaamo qoraalka uu ku koobay iscasilaad
Qoraal uu bartiisa Facebook ku baahiyey prof, Cabdi Cali Jaamac ayuu ku sheegay in uu ka tagey xilkaasi. Qoraalka ayaa u dhignaa sidan;