marsanews.com
War Degdeg Ah: Roobab Dabaylo Culus Wata Oo Ku Dhufatay Deegaanka Aw-barkhadle Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
May 31, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) ) Sida Warqabadka Shabakada Wararka Ee Marsanews loo xaqiijiyay Waxaa Goor Dhowayd Roobab Dufaano Wata ayaa Ku Dhuftay Deegaanka Awbarkhadle Oo Ka Tirsan Degmada Laasgeel Sida U Noo Xaqiijiyey Mar Aanu La Xidhiidhnay Gudoomiyaha Degmada Laasgeel Mustafe Jabiye In Khasaare Aad U Balaadhan Soo Gaadhsiyey Guryaha Deegaanka Awbarkhadle Waxaanu Sido Kale Dooxa Awbarkhadle  Qaaday Gaadhi Weyn Oo Kuwa Xamuulka Balse Dadaal Farabadan Oo La Sameyey Waxaa Lagu Guulaystay In La Bad Baadiyo Darawalkii Iyo Kirishboygii Saarna Gaadhiga

Balse Ilaa Hada Lama Qiyaasi Karo Baaxada U Leeg Yahay Khasaaraha Soo Gaadhay Deegaanka Awbarkhadle

Kala Soco Shabakada WararkaMarsanews Wixii Ka Soo Kordha

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews