marsanews.com
War Degdeg Ah’ Xildhibaan Talyanle Oo Goor dhawayd Geeriyooday
September 27, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Inaalilaahi wa inaailayhi raajucuun, Waxa goor-dhawyd xaqii ku yimid Xildhibaan Cabdiraxmaan talyanle oo maalmahan danbe xaalad caafimaad u joogay dalka India halkaas oo sida la sheegay uu goor dhawayd ku geeriyooday.

Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo Marxuum cabdiraxmaan talyanle oo ka mid ahaa xildhibaanada golaha wakiilada somaliland kana tirsanaa xusbiga waddani.

Dhawaan ayay ahayd xildhibaan talyanle markii uu u ordayay tartanka kursiga gudoomiyaha golaha wakiilada oo ay ku wada tartameen baashe maxamed faarax oo haatan ah gudoomiyaha golahaasi.

ilaahay naxariistii jano haka waraabiye Marxuum talyanle waxa uu ka mid ahaa xildhibaanada ka soo baxay ama laga soo doortay gobolka sool.

inaalilaahi wa inaailayhi raaju cuun ma dhinte waa ilaahay, qof walbana geerida wuu dhadhamin doona, waxaanu ilaahay marxuumka uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo ehelkii qaraabadii iyo qaranka somaliland na samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. aamiin

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews