marsanews.com
War-murtiyeed Si Wada-jira Ay u Soo Saareen Madaxway-nayaashii Hore Ee Muqdisho Ayaa Lagu Sheegay In Xukuumada Farmaajo Ay Ka Quusteen Oo Haatan La Baahan Yahay…
June 21, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Waxaa shalay war-saxaafadeed ka duwan kuwii hore soo saaray Madasha Xisbiyada Qaran, kaas oo ay kaga hadleen xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.

War-saxaafadeedka oo ka koobnaa 7-ba qodob ayaa ku qornaa luuqad siyaasadeed oo adag, waxaana ka dhashay hadal hayn farabadan iyo doodo siyaasiya oo ku wajahan mustaqbalka somaliya.

Fariinta uu gudbinayo war-saxaafadeedkan ayaa ah in Xisbiyada Mucaaradku ay ka quusteen Xukuumadda iyo Madaxda dowladda Soomaaliya islamarkaana ay hadda digniin iyo baaqba u dirayaan baarlamaanka Soomaaliya ee ka kooban labada gole.

Dowladda Soomaaliya oo hadda ka kooban laba hay’adood oo kala ah sharci dejinta (Baarlamaanka) iyo fulinta (Xukuumadda) ayaa baaqa Madasha waxaa toos loogu socodsiiyay baarlamanka maadaama ay meesha ka maqantahay hay’addii sadaxaad ee dowladda oo ah garsoorka dalka.

Dadka falanqeeya siyaasadda Soomaaliya ayaa fariintan ku tilmaamay tii ugu adkeyd ee Madasha ka soo baxda, waxaanay ku sheegeen gorfayntooda hadii layska indho-tiro fariintaasi in ay ka dhalan karto khalkhal iyo deganaansho la’aan la xidhiidha dhanka abniga iyo guud ahaan ba xasiloonida.

Maxamed Maxamuud Cadde, weriyihii hore ee BBC-da ayaa warbaahinta u sheegay in fariintan ay tahay mid adag oo meel dheer ku socoto.

“Waa fariin mug leh, waxaa muuqato in ay ka quusteen xukuumaddii iyo in ay cadeeyeen in Xukuumaddu fashilantay, markaa waxay joogtaa baarlamaanka waana in il gaar ah lagu eegaa fariintaas,” ayuu yiri Maxamed Maxamuud Cadde.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews