marsanews.com
Warar Faahfaahsan Oo Ka Soo Baxaya Qaraxii Garaawe Ee Caawa
March 29, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Warar hordhac ah oo aanu ka helayno magaalada garoowe oo ay soo warinayaal joob joogayaal ka ag dhawaan goobta qaraxu ka dhacay, ayaa shabakada wararka ee Marsanews.com u xaqiijiyay inay ku nafwaayeen qaraxaasi.

Badhasaabkii magaalada garoowe iyo taliye qaybeedkii ciidamada bilayska.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxu uu ahaa mid lagu soo xidhay gaadhiga gudoomiyaha oo xiligaa saldhiga ciidamada bilayska ka ag dhawaa.

Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in askar aan tiradooda la sheegin oo kale ay ku nafwaynday qaraxaasi, ilaa iyo haatana aanay maamulka puntland wax war ah ka soo saarin.

Halkan kala soco waxii war ah ee ka soo kordha

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews