marsanews.com
Wararkii u Danbeeyay Ee Khasaarihii dagaalka Tukaraq Ku Dhexmaray Ciidamada qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyada Somaliya
May 24, 2018 - Written by editor marsan

Dagaal aad u badan ayaa maanta dhex maray Jamhuuriyada Somaliland iyo Maamulka Putland weerarka ayaa waxaa soo qaaday maamulka Putland iyaga oo weerarkooda ku soo beegay saddex goobood oo laba ka mid ahi yihiin dhan Howd ee Buuralayda Boocame oo ah halka dhimashada iyo Dhaawaca farabadan ka dhacay waxaana dagaalkaasi khasaarahiisu labada dhinaca u soo kala gaadhay sidd ay  xaqiijiyeen masuuliyiin kala duwan oo labada dhinac ahi:-

Khasaaraha Somaliland soo gaadhay

  • Dhimashada:- 16 Askari oo laba ka mid ahi markii dambe dhaawac dhinteen, 16 Askari ayaa waxaa ku jira saraakiil tiradoodu gaadhayso 1 sarkaal
  • Dhaawaca:- 68 Askari ayaa dagaalkaasi kaga dhaawacmay Somaliland mana jiro wax maxaabiis ah oo nool oo laga qabsaday iyo gaadiid toona marka laga reebo Gaadhi Shilke oo ay  hore ugu qabsadeen Putlandoo mar kale gacantooda galay maanta.

Khasaaraha Gaadhay Putland

  • Dhimashada:- dhimashada ayaa waxay kor u dhaaftay illaa 87 Askari
  • Dhaawaca:- Cibitaalada Goroowe ayaa la geeyay dhaawac tiro badan oo gaadhay illaa 159 Askari oo dhaawac ah halka Goobaha kalena la geeyay dhaawacyo kale
  • Maxaabiista la qabtay:- tirada Maxaabiista nolol ahaan lagaga qabtay Ciidanka Putland ayaa gaadhaysa 24 Askari oo uu ku jiro Janan iyo laba kornayl oo  Ciidanka Putland watay Janankaas oo lagu Magacaabo Muxiyadiin.
  • Gaadiidka laga qabtay:- gaadiidka laga qabtay ayaa ah dhowr gaadhi inkasta oo ay ku jiray gaadhi leh Xigta Buluuga ah ee Ciidanka Fadaraalka Somaliya waxaa gaadhigaasi watay Ciidan ka tirsan Ehlu-Suna Waljameeca oo laga qabsaday.

Ma jiro wax war ah oo dhimashada iyo dhaawaca labada Ciidan ah oo ay shaaciyeen masuuliyiinta Talisyada labada Maamul iyada oo mid ka kale ku eedaynayo in uu weerarka lahaa.

Sources by Waaberi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews