marsanews.com
Wararkii ugu dambeeyey ee xaalada Jigjiga iyo halka uu ku dambeeyey Cabdi Max’uud Cumar
August 8, 2018 - Written by editor marsan

 

Hargaisa:(Marsanews) Shacabka magaalada Jigjiga ayaa billaabay inay nadiifiyaan wadooyinka Magaalada oo burbur badan uu daadsanaa kaasoo ka dhashay rabshadihii maalmo ka hor ka dhacay magaaladaas

Wax yaabaha waddooyinka daadsanaa waxaa ka mid ahaa bajaajyo la gubay, dhagxaan, haraaga taayero la gubay iyo waxyaabo kale, iyadoo shacabka Soomaalida ah iyo kuwa aan soomaalida ahayn ay hawlgalkaas iska kaashanayeen.

Qaar ka mid ah xafiisyada Maamulka ee ku yaalla Magaaladsa jigjiga ayaa la sheegayaa inay wakhtiyo kooban furnaayeen.

Khadkii Internetka ayaa maalintii saddexaad ka go’an degaanka Soomaalida itoobiya, inkastoo ay shaqeynayaan telefoonada caadiga ah.

Dhanka kalana wararka laga helayo Itoobiya ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee Dawlad Degaanka Soomalida itoobiya Md, Cabdi Maxamuud Cumar uu wali ku sugan yahay magaalada Addis Ababa.

Wallow ay soo baxayaan warar is khilaafsan oo ku saabsan meesha uu kaga sugan yahay caasimadda, waxaana qaarkood wararkaasi ay sheegayaan inuu ku sugan yahay guri uu qoyskiisu ka sii daganaa magaalada Addis Ababa.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews