marsanews.com
Warbixin’ Khataraha Dahsoon Ee Cadawgu Gudaha Somaliland Ka Dhex Maleegayo
May 31, 2018 - Written by editor marsan

 

Hargaisa:(Marsanews) Xiliyadan danbe oo qaranka somaliland ay ku socdaan dagaalo iyo dibin daabyo qaranka somaliland ay kiu wadaan cadaw badan oo ka soo horjeeda jiritaanka iyo xasiloonida rabitaanka shucuubta somaliland ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii xoogaysanaya, tiyoo ay dhamaan bulshada reer somaliland badiba ay diyaar u yihiin difaaca dalkooda gaar ahaan da’yarta dalka.

Waxa hubantidii marag ma doona inay jiraan dhaqdhaqaaqyo lagu dibin daabyaynayo qaranka somaliland oo ay jiraan xubno siyaasiyiin iyo cid kale ba leh oo gacan saar dhawi ka dhaxeeyo cadawga dibada ee lidiga ku ah qarankan taabo qaaday ee ku sugan xasiloonida iyo daganaanshaha rubuc qarniga ka badan bulshadani ku soo naaloonaysay.

Sida ay sheegayaan Ilo xogogaal ahi waxa ay madaxda iyo siyaasiyiinta maleeshiyaadka maamulada somaliya  ay xiliyadan danbe isticmaalayeen qaar ka mida warbaahinta maxaliga ah oo iyagu xasiloonida Qarankan ku badalanayay dhun islamarkaana samaynayay warar dacaayado ah oo kala fogaynaya bulshada taas oo ay uga gol-lahaayeen isku dirka shacbiga walaalaha eh ee somaliland wallow qaar ka mida warbaahintaasi lagaba xayiray ka hawlgalista dalka guud ahaan balse qaar kale oo iyagu laftoodu gacan saar dhaw la leh cadawgaa burburka somaliland u soo tafaxaytay na ay jiraan oo ay wadaan dagaalo afka ah.

Dareenadaas oo dhamaan shacbiga iyo xukuumaduba la wada socdaan ayaa yididiilo horle sii galiyay qofkasta oo ka mida qarankan somaliland sidii uu difaaca dalkiisa diyaar ugu noqon lahaa kadib markii maamulka somaliya faragalino qaawan ku sameeyay qaranimada islamarkaana ay soo shaac baxeen dabinada qarsoon iyo dibindaabyada loo hadoodilayo oo xogo daaha ka faydasyaa ay si toosa u kashifeen dhamaan khatarahaasi.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews