Wariye Hereri Oo Dirqi Kaga Badbaaday Dooxa Biya-guure Iyo Gaadhigiisii Oo Daadkii La Tagay
October 5, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Weriyaha wayn ee caanka ah Cabdisalaan Hereri iyo asxaab kale oo ay wada socdeen ayaa dooxa wayn ee biya-guure dirqi kaga badbaadeen, inkastoo gaadhigiisi uu la tagay daadku.