marsanews.com
Wasiiru-dawlaha Beeraha Iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhaqanka Oo Qaabilay Ururka Dhalinyarda Gobolka Sool Ee Midnimo Oo Kalsoonidooda Siiyey Xisbiga Kulmiye
September 4, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Wasiiru-dawlaha wasaaradda beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee Somaliland Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda dhaqanka iyo dalxiiska Somaliland Faysal Xirsi Jaamac (Faysal Xawte) oo kamid ah wefti xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ka socda oo beryahanba socdaal la xidhiidha qaadashada kaadhka codbixinta iyo u diyaar garawga doorashada madaxtooyada ku joogay gobolka Sool ayaa habeenkii xalay ahaa ka qayb galay Munaasibad ilyartu is qabatay oo lagu soo dhawaynayay ururka dhalinyarada gobolka SOOL ee Midnimo oo fadhigiisu yahay magaallada Laascaanood kaasi oo si rasmi ah  kalsoonidiisa siyaasiga ah ugu hanneeyey xisbiga KULMIYE si buuxdana u taageeray murashaxa madaxweynaha ee xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi.

Munaasibadan oo isugujirtay dhoollatus siyaasi ah iyo muujinta cududa taageeero ee  dhalinayrada gobolku la barbar taagan tahay KULMIYE ayaa waxaa hadallo kajeediyey hogaanka ururka Midnimo, iyo masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiir Cabdiwaaxid iyo agasime Faysal Xawte kuwaasi oo ku boorriyey dhalinyaradan inay dedaal u galaan sidii ay hankooda iyo hammigooda siyaasiga ah uga dhabayn lahaayeen, iyagoo uga mahad naqay in ay caddeeyaan mabda’ooda kuna soo biiraan xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE oo mar labaad isu diyaarinaya hanashada codka bulshada Somaliland marka la gaadho doorashada madaxtooyada.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews