marsanews.com
Xadhiga Mulkiilaha SKY HOTEL’ Ma Baahi Iyo Badbaado Umadeed baa Mise Waa Xeelad Siyaasad Oo Aan Wali La Fahmin
March 25, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Galinkii danbe ee maanta ayaa xabsiga loo taxaabay qoyskii mulkiilaha ka ahaa hotelka casriga ah ee sky hotel oo isaga dhawaan xadhiga laga jaray.

Arinta xadhiga qoyskan mulkiilayaasha ka ah hotelka ayaa timid kadib markii ay u tageen wasiirada arimaha gudaha, warfaafinta, iyo caafimaadka, islamarkaana ay wasiiradaasi mulkiilaha hoteelka ku wargaliyeen in la soo dejinayo hoteelka dadka looga shakiyo cudurkan sida halista ah u fidaya ee corona-vires, arintaasi oo mulkiilaha hoteelka ay diiday islamarkaana wasiirada u sheegtay in aanay awoodi karin oo shaqaale dhawr iyo labaatan ah oo ka shaqeeyaa aanay ahayn kuwo nafahooda iyo qoysaskoodaba la damaanad qaadi karo.

Intaa kadib waxa wasiirka arimaha guduhu amar ku bixiyay in xabsiga loo taxaabo mulkiilahii hotelko oo haatan dhibane ugu ah xabsiga dhexdiisa.

Somaliland waxa ka jira hoteelo badan iyo goobo farabadan oo hadii loo baahdo ay qasab tahay in lagu karan tiimeeyo dadka laga shakiyo, tusaale ahaan waxa ay sky hotel jaar yihiin oo waxyar isku jiraan Ambassoder hoteel oo aan cidi waxba waydiin loona tagin balse sky hotel isaga xabsi ayaabu haatan ku sugan yihiin.

waxa iswaydiin mudan waa maxay sababta loo bartilmaameedsaday hotelka ayaamaha kooban furani, waa suaal jawaabteeda ay akhristayaashu ka jawaabi doonaan.

Gudida xukuumadu hore ayay u sheegtay inay diyaarisay goobo lagu hayn doono dadka laga shakiyo, sidoo kale waxay shalayto sheegtay in dad laga shakiyay oo dhawr iyo toban qof ah ay meel ku karan tiimeeyeen, meeshii hadaba lagu karantiimeeyay dadkii hore islamarkaana hore ay xukuumadu u sheegtay inay diyaarisay maxay imikana dadka kale ee sky hotel ay leedahay waanu keenay naa maxay goobahaa hore u gayn waayeen, iyana waa suaal kale.

Arintan xadhiga mulkiilayaashan ayay bulshadu dareeno kale duwan ka bixisay oo qaar kood odhanayaan sababtu waa gudoomiyayaashii maacridka ahaa ee xadhiga ka jaray, halka aragtiyaha qaarna ay qabaan inay tahay markeeda horeba in qoyska gabadhan mulkiilaha ah ay ahaayeen kuwo si toosa loo bartilmaameedsanayay oo dagaal aan la fahmin ujeedadiisu uu ku socday.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews