marsanews.com
Xafiiska Safaarada Somaliland Ku Leedahay Dalka UK Ma Mid Ka Shaqeeyaa Muuqalada Sawirada Iyo Fanka Mise Waa?
June 24, 2018 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Xafiiska somaliland ee safaarada dalka ingiriiska ku leedahay oo ay hor jooge ka tahay Ayaan Cashuur, ma xafiis la mahadiyay oo waajibaadkoiisi shaqo ee uu qaranka somaliland u hayay mid ka soo baxay baa mise waa mid sida indho-sarcaadka matalaya shaqo aanu hayn baa.
Waxa aragtidani qaba mid ka mida shacbiga reer somaliland oo ku dhaqan wadanka ingiriiska islamarkaana naqdiyay shaqadii qarankani u dirtay xafiiskaas iyo hawl-wadeenadiisa sidoo kalena sheegay in hungo wayni ka jirto halkaasi.
Waxkale oo aragtidani ay walaac ka muujisay xafiiskaas oo kharash gareeya lacag aad u badan oo waliba ah lacagta shacbiga masaakiinta ah ay cashuurta ku bixiyaan in lagu burburiyo wax aan dalka iyo dadka mid naba wax ba tarayn oo sida masraxiyad bandhig-faneed lagu matalayo ay shaqadoodii noqotay sawiro iyo waliba saaraydii fanka jeclayd in lagu soo urursho oo gabi ahaan ba laga weecdo dariiqii mudnaa inuu qaado xafiiskaasi islamarkaana u shaqeeyo ama qabtaba hawlihii qaranku u soo igmaday.
Dhanka kale waxa aan halkan idiin ku soo gudbin doona qoraal ku qoran luuqada ingiriisida oo isla xafiiskan ka hadlaysa islamarkaan dabaqaysa qoraalkan aan kor ku soo xusnay.
OPEN LETTER TO MY FELLOW SOMALILANDERS: The U.K Office of Somaliland has had a presence in the United Kingdom for 27 years. However what does this office have to show for their 27 years of work. Nothing! This office has only advocated photo opportunities and have not advanced our fight for Somaliland independence and freedom. While the active Somaliland diaspora of the U.K. have been spending their money to help the people back home survive and express their stories. The U.K.Office of Somaliland have only advanced themselves using the Somaliland people’s money and their personal stories as a commodity on social media. This problem with the U.K. Office of Somaliland starts with it’s leader Ayan. The U.K. Office of Somaliland has ONLY got worst since her tenure began. Ayan and her cronies create events to advance their own social status creating exclusion and false productivity. The U.K. Office of Somaliland needs to be reformed and get back to basics to help the Somaliland people. The Somaliland government has made an active choice to fund Ayan’s events instead of the various Somaliland Diaspora group, which directly help the Somaliland people. Ayan and her office have new events upcoming on 26th And 27th June- all paid and funded by the Somaliland Government. This events include hotel hire and travelling to Bristol. Where is the invitation to the Somalilanders diaspora who actually advance the Somaliland cause. Where is the care in spending all the money of the Somaliland people. This is why we need to change this behaviour and we need to change it now.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews