marsanews.com
Xarunta Kulmiye Ayaa Qoraal Ay Ka Soo Saartay Khilaafki Laaanta Waqoyiga America’ Ku Sheegtay In Dhamaan Hogaankii Iyo Gudidii Fulinta Ee Hore Ay Aqoonsan Yihiin
July 30, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Qoraal ka soo baxay xarunta dhexe ee kulmiye ayaa tilmaamay sida hanaanka maamul ee laanta waqooyiga america uu yahay isla markaana qoraalka ku hoga-tusaaleeyay sida aan wakhtigan khilaaf loogu baahnayn sheegayna in xarunta xusbiga kulmiye aqoonsan tahay doorashadii hore ee laantaasi ay ku dooratay gudoomiyaha iyo gudidooda fulinta iyo waliba masuuliyiinti kala duwanayd ee laanta ee xiligaa la doortay in ay hogaanka guud ee kulmiye aqoonsan yahay inay laanta dalkaa u matalaan xusbiga kulmiye.

Hadaba qoraalka warqada ayaa ahaa mid u dhignaa in gudoomiyaha laantaasi yahay gudoomiyhii hore isla markaana gudida fulintuna tahay gudidii hore isla markaana musdanbeedkii xiligaasi uu yahay ka jira ee hawlaha laantaas ka odayeeya.

waxa xusid mudan in warqadani aad moodo in siyaabo kala duwan u fahmeen cidii ay khusaysay balse sida warqada ka muuqata iyadoo qoraalkii aan halkan idiin so dhigi doono waxa ay sheegaysa in wax isbadal ah oo laanta ka dhacay aanu jirin iyo cid xil laga qaaday ama laga qaadi karo isla markaana gudoomiyihii la doortay iyo gudidii fulintee dooratay ba ay sideedii yihiin iyo musdanbeedkii xiligaa wax dooranayay ba oo kaliya warqaduna fartay wada shaqayn iyo wada jir loo guto hawlaha xusbiga, qoraalka warqadan oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha guud ee xisbiga Md, Xasan Siciid yusuf.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews