marsanews.com
Xil. Cabdiqaadir Jirde Oo Joojiyey Wareegto Uu Cabdiraxmaan-Cirro Dhawaan Ku Magacaabay In Ka Badan 100 Xubnood Oo Waddani Ka Tirsan
August 31, 2017 - Written by editor marsan

Waxa La Go’aamiyay In Liiskii Guddi Hawleedkii Soo Baxay, Uu Ahaa Mid Aan Dhammays Tirnayn,   Sidaa Daraadeed  Waa La Hakiyay, Mana Hawl Galayso”

Akhri:  Wareegto Sababaysan Oo  Shalay Uu Guddoomiyaha Ku-meelgaadhka Ah EE WADDANI Ku Joojiyey 125 qof  Oo Xubno Ka Ah Guddiyo Uu Cabdiraxmaan-cirro Hawl-geliyey

Hargaisa:(Marsanews) Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa hakiyay liiska guddiyo Xisbigu magacaabay. War-saxafadeed uu ku saxeexanyahay Guddoomiyaha ku-meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde ayaa lagu hakiyay liiska guddiyadaas, oo uu hore u soo saaray Murashaxa xisbigaasi Md. Cabdiraxmaan Cirro. Waxaana Md. Cabdiqaadir Jirde uu kutilmaamay guddi hawleedyadan kuwo u baahan qabyo tir  iyo iftiimin qorshaha ay ku hawlayaan,sidaasi darteedna  aanay xilligan haboonayn hawlgalintoodu. “Kadib markii aan la tashaday Murrashaxa Xisbiga, oo xiligan ku maqan gudashada waajibaadka Xajka, markii aanu isla qaadanay in dib u eegis iyo sixitaan lagu sameeyo guddiyadii la magacaabay, waxa la go’aamiyay in liiskii guddi hawleedkii soo baxay, uu ahaa mid aan dhammays tirnayn, isla markaana qaybo kala duwani ka dhinayeen, sidaa daraadeed guddidaas waa la hakiyay, mana hawl galayso ilaa la dhammays tiraayo”. Sidaas ayuu yidhi Xil. Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde, Guddoomiyaha ku-meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI.

Waa immisa kooxood guddi hawleedyadani?, Milicso warsaxaafadeedkii uu Cabdiraxmaan Cirro ku magacaaban guddidan, ee shalay guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbigaasi hakiyey.

28-kii bishan dhammaatay ee August, 2017-ka ayaa war-saxaafadeed ka kooban saddex bog oo xarunta xisbiga WADDANI kasoo baxday digreeto uu guddoomiyaha xilligan ee xisbigaasi ahna murashaxa madaxweynaha WADDANi ku magacaabayo guddi howleedyo ka kooban 9 Qaybood oo uu sheegay in ay qaabilsanaan doonaan  qorshaynta, qaabaynta iyo dhaqaajinta hawlaha horyaala xisbiga Waddani, si loo xaiijiyo himilada xisbiga  WADDANI.  Xubnaha ku magacaaban Guddi Hawleedyadan uu Cabdiqaadir Jirde hakiyey ayaa tiradoodu dhan tahay 125 qof, kuwaas oo u kala hormaysan sidan: 

Guddiga Hawlaha Guud oo 11 xubnood ka kooban, Guddiga Khayraadka Dabiiciga ah oo 10xubnood ah, Guddiga Abaabulka Iyo Xidhiidhka Gobollada: 15 xubnood, Guddiga Caddaalada: 14 xubnood, Guddiga Siyaasadda iyo Arimaha Dibada: 14 xubnood, Guddiga Arimaha Gudaha iyo Difaaca: 12 xubnood, Guddiga Arrimaha Bulshada: 15 xubnood, Guddiga Dhaqaalaha: 16  xubnood, Guddiga Warbaahinta iyo Wacyigelinta: 14 xubnood.

Waxaana War-saxaafadeedkaas lagu magacaabay guddiyadan oo dhamays tiran uu u dhignaa sidan:-

“Markaan darsay Qodobka 30aad Farqaddiisa 7aad iyo xeerka xisbiga WADDANI

Markaan arkay  Baahida loo qabo in la sameeyo guddi hawleedyo.

Markaan la tashaday: Xubnaha Hoggaanka xisbiga Waddani

Markaan ku qancay:  Muhiimadda ay leedahay in la dardar galiyo hawlaha xisbiga.

Maadaama dalku galay wakhti doorasho iyo olole (campaign), loona baahan yahay dedaal iyo dardar-galin waxaan maanta oo taariikhdu tahay 25th August 2017 magacaabay guddi hawleedyo u xil-saaran qorshaynta, qaabaynta iyo dhaqaajinta hawlaha horyaala xisbiga Waddani, si loo xaiijiyo himilada xisbiga ee ah Isbeddel Caddaalad iyo Horumar ku dhisan.

Guddiga Warbaahinta iyo Wacyigelinta

  1. Md Cali Sheekh Ibraahim Aareeye
  2. Marwo Milgo Maxamed Cilmi
  3. Xil. Ibraahim Mahdi Buubaa
  4. Muniir Axmed Cigaal
  5. Md Cabdisalaan Maxamuud Ducaale
  6. Marwo Saado Jaamac Aadan (Saado-dheer)
  7. Md Jamaal Xuseen Hurre

8 Md Cali Axmed Kooshin

  1. Maxamed Sidiiq Cabdilaahi
  2. Md Aadan Maxamed Ibraahin
  3. Md Cabdi Aw Siciid Cawaale
  4. Marwo Faadumo Aadan Cawad
  5. Maxamed Jaamac Abgaal
  6. Mawliid Maxamed Muumin.

Guddiga Dhaqaalaha

  1. Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed
  2. Md Xirsi Cali Xaaji Xasan
  3. Md Jamaal Jaamac Xaamud
  4. Kayse Cali Geeddi
  5. Md Xasan Xuseen Codyare
  6. Md Cali Cabdi Saa’iq
  7. Marwo Faadumo Suudi Xasan
  8. Dr Cali Ibraahim Maxamed (Sanyare)
  9. Md Axmed Xuseen Fagfagaash
  10. Marwo Qadan Maxamed Cismaan (Qadan-hoodo)
  11. Md Bashiir Cabdi Xariir
  12. Md Siciid Sulub Maxamed
  13. Md Cabdifataax Xuseen (Gamaameeye)
  14. Marwo Kaltuun Maxamuud Xuseen
  15. Marwo Filsan Cabdiraxmaan
  16. Md Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac.

Guddiga Arrimaha Bulshada

  1. Prof. Qaasim Sh. Ibraahin Tubeec
  2. Md Muuse Cabdilaahi Nuur
  3. Md Aadan Sul. Cabdiraxmaan Sul. Diiriye
  4. Md Yuusuf Khaliif Axmed
  5. Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog)
  6. Md Aadan Cabdilaahi Dhagayare
  7. Md Faarax Cilmi Geedoole
  8. Dr Idiris Aadan Cali
  9. Md Cali Cabdilaahi Dagaal
  10. Md Maxamed Cali Qase
  11. Md Maxamed Muuse Cabdi (Galaydh)
  12. Md Yoonis Axmed Yoonis
  13. Marwo Maryan Maxamuud Dirir
  14. Md Maxamed Muuse Tiyo
  15. Md Jaamac Maxamed Hilaac.

 

 

Guddiga Arimaha Gudaha iyo Difaaca

  1. Md Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro)
  2. Md Axmed Jaambiir Suldaan
  3. Md Ismaaciil Aadan Cismaan
  4. Md Maxamed Nuur Caraale Duur
  5. Md Xasan Maxamuud Maxamed (Dhiilood)
  6. Md Ibraahin Ducaale Boos
  7. Md Cabdirashiid Macalin Muuse
  8. Xil Cali Xaaji Maxamed Muuse
  9. Md Aftax Siciid Jaambiir
  10. Marwo Foosiya Kayse Faarax
  11. Md Cabdiraxmaan Axmed Ilkacase
  12. Md Axmed Maxamed Cali (Axmed Naasir).

Guddiga Siyaasadda iyo Arimaha Dibada

  1. Md Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde
  2. Md Maxamed Biixi Yoonis
  3. Md Ismaaciil Hurre Buubaa
  4. Dr Maxamed Cismaan Fadal
  5. Amb. Cali Aadan Cawaale
  6. Md Maxamed-wali Cali Xasan
  7. Md Maxamed Haaruun Biixi
  8. Md Axmed Cabdilaahi Cawaale
  9. Md Mawliid Waris Cabdilaahi
  10. Md Maxamed Cali Aw Cabdi
  11. Marwo Suhuur Xasan Abiib
  12. Marwo Safiya Cumar Faarax
  13. Marwo Faadumo Siciid Ibraahin
  14. Md Cabdiraxmaan Maxamed Magan

Guddiga Caddaalada

  1. Md Maxamed Cabdilaahi Uurcadde
  2. Md Xuseen Axmed Caydiid
  3. Md Barkhad Jaamac Xirsi
  4. Xil. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle
  5. Md Axmed Cabdilaahi Al-imaam
  6. Md Cabdi Guuleed Gaboobe
  7. Md Maxamed Xirsi Ismaaciil
  8. Dr Maxamed Siciid Gacamay
  9. Md Maxamed Saalax Cige
  10. Marwo Ifraax Xiis Kaahin
  11. Md Baashe Yuusuf Axmed
  12. Md Maxamed Cali Suudi

13 Marwo. Kinsi Xuseen Qawdhan

  1. Md. Axmed Yuusuf Nuur (Guruuje)

Guddiga Abaabulka Iyo Xidhiidhka Gobollada

  1. Md Abiib Diiriye Nuur (Timacadde)
  2. Xil. Baar Siciid Faarax
  3. Md Axmed Cabdilaahi Xamarje
  4. Md Muuse Yuusuf Raabbi
  5. Md Cabdilaahi Axmed Daamur
  6. Md Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare)
  7. Md Xamse Cabdiraxmaan Khayre
  8. Md Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed (Taarwale)
  9. Md Siciid Xaashi Cali Wayd
  10. Md Naasir Beddel Ismaaciil
  11. Md Siciid Muuse Cabdi (Bustaale)
  12. Md Xuseen Aadan Cadde
  13. Md Idiris Cabdi Maxamed
  14. Cali Axmed Cabdi (Cartan)
  15. Md Cismaan Afgaab Nuur

Guddiga Khayraadka Dabiiciga ah

  1. Md Maxamed Baaruud Cali
  2. Md Cismaan Aw Aadan Faarax
  3. Md Aadan Axmed Warsame
  4. Md Maxamed Xuseen Siciid
  5. Sh. Saleebaan Sh. Cabdilaahi Muuse
  6. Md Daa’uud Xuseen Jaamac (Foodcadde)
  7. Md Cabdirisaaq Daahir Jaamac
  8. Md Cabdilaahi Digaale Cali
  9. Md Cawil Cabdi Xasan

10 Marwo Amran Xaashi Cabdi

Guddiga Hawlaha Guud

  1. Md Cabdi Haybe Maxamed
  2. Md Xasan Cismaan Aw Aadan (Sabce)
  3. Md Nuuradiin Ibraahin Aw Cabdi (Diini)
  4. Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmed
  5. Mubaarig Cabdi Xasan
  6. Marwo Amaal Cabdiraxmaan Warfaa
  7. Md Maxamed Yuusuf Cabdi (Mataan)
  8. Marwo Ayaan Axmed Baashe
  9. Marwo. Khadiija Xaaji Ismaaciil Bandare
  10. Marwo. Caasha Maxamuud Dage
  11. Md Cabdiwali Maxamuud Faarax Budhyare).

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews