marsanews.com
Xil: Siciid Cilmi Rooble Oo Xisbiga Waddani Iska Casilay Sheegayna In Xusbigii Waddani Ay Baabinayaan Xubno Ku Soo Biiray + Ciro Dalka Kuma Aamini Karo
September 2, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Xildhibaan Siciid cilmi rooble oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ruug cadaaga ah ee xusbiga waddani ugu cadcadaa ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu iska casilay xusbigaa waddani kadib markuu sheegay in xusbiga waddani ay baabinayaan xubno xiliyadii danbe ku soo biiray oo caadifadaysan isla markaana ma kastu ku badan tahay, xildhibaan siciid ayaa isagoo hadalkiisa sii wata sheegay in aanu ciro ahaayn ciri hii uu yaqaanay balse sida uu ka dhawaajiyay xildhibaanku sheegay in aanu ciro ahayn maanta mid uu dalka ku aamini karayo waa siduu yidhee, waxa kaloo xildhibaan siciid intaa ku daray in uu waddani ku biiray isagoo ardaa qudha ah.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews