marsanews.com
Xilibaan talyanle Oo Account Kiisa Zaadka Loo Furay Inuu Qaadi Karo Cadad Lacag Gaadhaysa 100,000$ Iyo Ujeedada Ka Danbaysa
August 4, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Xilibaan talyanle oo ka mida xilibaanada u ordaya ama u sharaxan jagada gudoomiyaha baarlamaan. Sida ay sheegayaan ilo wareedyo xogogaal ah waxa xilibaan talyanle ay shirkada isgaadhsiinta telesom maanta account kiisa zaadka u furtay in uu ku ridan karo lacag gaadhaysa 100,000$ taas oo sida ay wararku sheegayaan uu ugu talagalay inuu ku galo ololaha uu ugu jiro doorshada gudoomiyenimada golaha wakiilada.

Xilibaan talyanle ayaa la sheegayaa inuu cadadka lacagta intaa leeg ee uu zaadka u furtay uu ugu talo-galay sidii uu xilibaanada codka uu ka rabo uu ugu mustafayn lahaa, iyadoo suaalo badan layska waydiinayo halka ay lacagta intaa leegi uga imanayso ama cida ka danbaysa ee dhaqaalahaa galinaysa.

Xilibaan talyanle oo hore uga tirsanaan jiray hogaanka kulmiye balse haatan ah mid ka mida saraakiisha xusbiga waddani isla markaana uu gudoomiyihii hore baarlamaanka Md, ciro ahna musharaxa waddani la raadinayo kursigii uu baneeyay iyadoo sida ila wareedyada qaar sheegayaan ay lacag uga timid dibada taas oo account ka talyanle ee zaadka loogu furay lacgta qiyaasta badan ay daaran tahay inay account kaa ku dhacdo noqotana mid kursiga gudoomiyaha loogu hawlgalo si dhameel looga dhigo xildhibaanada oo ay codka siiyaan.

Kursiga gudoomiyaha golaha wakiilada ayaay ilaa haatan ku tartamayaan talyanle iyo gudoomiye xigeenka baarlamaanka xilibaan baashe iyadoo wararka qaar sheegayaan in aqlabiyada xilibaanada uu haysto xilibaan baashe tiro gaadhaysa ilaa dhawr iyo afartan xilibaan halka talyanle na uu haysto wax ka yar labaataneeyo.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews