marsanews.com
Xisbiga Kulmiye Afarti Gobol Ee Hore Waxaa Uu Ku Darsaday Gobolka Saaxil Iyo Gobolka Awdal Madaama Axmed Muumin Seed Iyo Cabdirashiid Xasan Mataan Iskaga Yaaceen Beentii Wadani
August 5, 2017 - Written by editor marsan

Mujaahid cali guray oo ka mida siyaasiyiinta somaliland ahna mid ka mida siyaasiyiinta dhacdo kasta oo siyaasiya ama waayaha nolosha somaliland ka hadla isla markaana aragtidiisa aan madmadow galin ayaa barta uu ku leeyahay Facebook, so dhigay qoral uu kaga hadlayo doodaha siyaasiga ah ee musharaxiinta xusbiyada loo baahan yahay inay yeeshan iyo sida ay ku haboon tahay iyo waliba cida ku fiican inay doodaha noocaas oo kale ah hagaan, waxaanu u dhignaa qoraalkiisu sidan.

Kulmiye afartiisii gobol ee hore wuxu hore ugu biirsaday Gobolka Saaxil oo noqday gobolkii 5 aad ee Kulmiyoobay. Is casilaadda Cabdirashiid waxa ka horeeyay Axmed Muumin Seed waxa ii muuqda Gobolka Awdal oo isaguna Kulmiyoobay. Shaxduna afar iyo irmaan oodan markay noqoto dusha ka gur baa la yidhaa. Waa lagaa badiyay weeye.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews