marsanews.com
Xisbiga Wadani Oo Sidii Caadada u Ahayd Waxba Kama Jiraan Ku Sheegay Safarkii Madaxwayne Biixi Ee Kenya
December 18, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Xoghayaha arimaha gudaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani Maxamed Faarax Cabdi, oo u waramayay telifishanka sahan ayaa sheegay aragtida xisbiga uu ka midka yahay ay ka aaminsan yihiin safarkii madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Muuse Biixi iyo waftigii uu hogaaminayay ee dhawaan kenya ka soo laabtay inaanu ahayn mid wax soo kordhiyay.

Dhanka kale waxa uu masuulkani duray hadal hore uu ku taagaray safarka madaxwaynaha, cabdilaahi dahab oo kamida masuuliyiinta sarsare ee xisbiga islamarkaana uu sheegay inaanu ku hadlayn afka xisbiga balse uu kiisa shaqsiga ah ku hadlayay.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews